Xidhmada baytarigu waa tiro kasta oo batariyaal isku mid ah ama unugyo baytari oo gaar ah. Waxa laga yaabaa in loo habeeyo si taxane ah, barbar socda, ama isku dhafan labadaba si loo bixiyo tamarta la rabo, awoodda, ama cufnaanta korantada. Erayga xidhmo batari waxa inta badan loo istcimaalaa agabka aan xadhiga lahayn, ciyaaraha hiwaayadaha ee raadiyaha laga xukumo, iyo baabuurta baytari-korontada.